Fanaan & Muusikiiste caan ka ahaa gudaha Soomaaliya oo geeriyooday

Waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya fanaankii weynaa Daa’uud Cali Masxaf. Geerida fanaanka ayaa waxaa xaqiijiyey wiilkiisa Maxamed Daauud Cali Masxaf oo sheegay in xanuuno mudooyinkanba la soo dersay ay sababeen geeridiisa. Daa’uud Cali Masxaf ayaa ka mid ahaa fanaaniintii hore ee hobolada Qaranka Waaberi isagoo dhinaca kalena … Continue reading Fanaan & Muusikiiste caan ka ahaa gudaha Soomaaliya oo geeriyooday